HomeUncategorized

Ganacsade Xaaji Maxmed Huruuse oo xalay ku geeriyoodey magaalada Sallaalah ee wadanka Caman

Sallaaha,01June 2013 Alle ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Salalah ee waddanka Caman ku geeriyooydey Xaaji Maxamed Huruuse oo ahaa Ganacsade si wan looga yaqaaney Puntland iyo guud ahaanba Soomaaliya

M/weyne Faroole oo magacaabay taliyaha ciidanka bileyska Puntland iyo Gudd. gobolka Mudug. [Akhris …]
DHEGEYSO-Doorashada aqalka hoose ee ka imanaya Jubbaland oo dhacaysa 10 Nov.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

Sallaalah,01June 2013 Alle ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Sallaah ee waddanka Caman ku geeriyooydey Xaaji Maxamed Huruuse oo ahaa Ganacsade si wan looga yaqaaney Puntland iyo guud ahaanba Soomaaliya.

Madaxwaynaha Puntland Dr Faroole ayaa tacsi u diray dhammaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan qayskii uu ka geeriyoodey Xaaji Maxamed Huruuse.

Marxuumka ayaa ku geeriyoodey Hotel-kii uu ka daganaa magaalada Sallaalah ee waddanka Caman ?waxaana uu seexday isagoo caafimaad qaba. ?

Alle ha u naxariistee waxaa uu marxuubku ?Ifka uga tagey (25) Awlaad? ah iyo 4 xaas.

Alle ha u naxariistee Xaaji Maxamed Huruuse ayaa waxaa si wayn loogu yiqiin nin ka shaqayn jirey ?arimaha khayriga ah sida dhismayaasha ?masaajida iyo dugsiyada Qur?aanka kariimka ah.

Diiwaanka wararka?

Daljir Boosaaso?

?

?

?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: