HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Axad, Baahin:May 26, 2013, Cabdifataax Cumar Geeddi (Daljir Galkacyo)

Wafti ka socda Dawlada Federalka oo gaadhey Kismaayo loona diiday inay dhaafaan Garoonka, Mudaharaadyo xoogan oo ka dhacay deegaanadda Jubbaland, Xildhibaano wada mooshin ka dhan ah ciidamada Kenya ee kusugan Kismaayo, Xildhibaano kale oo kasoo horjeestey mooshinka ka dhan ka ah ciidamada Kenya.

DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo wariye Maxamuud
Xil. Adam X. Xuseen, mudane ka tirsan baarlmanaaka Puntland oo aan ka waraysany dagaal ka dhacay Kalayadh, Sool.
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo Cadaado Gaaray

Wafti ka socda Dawlada Federalka oo gaadhey Kismaayo loona diiday inay dhaafaan Garoonka, Mudaharaadyo xoogan oo ka dhacay deegaanadda Jubbaland, Xildhibaano wada mooshin ka dhan ah ciidamada Kenya ee kusugan Kismaayo, Xildhibaano kale oo ?kasoo horjeestey mooshinka ka dhan ka ah ciidamada Kenya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: