Muqdisho:21 May-xildhibaannadda ?Soomaaliya ayaa kulamo iyo doodo shalay uga bilowday xarunta baarlamaanka Soomaaliya ?ee Muqdisho waxaa ay maanta ku ansixiyeen miisaaniyaddii saddexdii bilood ?Oct, Nov, ?Dec ?ee sanadkii hore 2012.
Guddiga maaliyadda baarlamaanka oo talo soojeedin dhanka miisaniyadda ah shalay baarlamaanka hor geeyey ayaa maantay tala soojeedintoodii looga dooday kulan ay isugu yimaaddeen xubnaha baarlamaaka Soomaaliya kulankaasi oo ay goobjoog ahayeen 155-muddane.
Guddigaan baarlamaanka u xilsaaran dhanka maaliyadda ayaa shaqaddoodu tahay laxisaabtanka hay?addaha Dowladda waxaana ay maanta baarlamaanka ka hor akhriyeen 15-qoddob oo ay sheegeen inay faa?iiddo u tahay ilaha maareeya dhaqaalaha Soomaaliya oo ay ugu horeyso waasaradda maaliyadda waxaana sidaasi xubnaha baarlamaanka ka hor sheegey xildhibaan Jamaal oo kamid ah guddiga maaliyadda iyo dabagalka hantida Dowladda.
?
Idle Moallim Omar
Radio Daljir Somalia
COMMENTS