HomeUncategorized

Radio Hirad, Baahin Jimce 17 May -2013,

360 kun oo caruur ah oo lagu talaalayo Muqdisho, Somaliland oo xidhaysa qaar kamid ah Jaamacadaha kuyaala deegaanadeedda, Xeerka Saxaafadda Puntland oo wax laga bedelayo, iyo Muqdisho oo Qofkii guri ka kireeya Al-shabaab oo laga qaadayo guriga

“Wixii mudadaas hadda ka dhiman, qolada TFG-da ah …waxaan beesha caalamka kala shaqaynayaa sidii loo heli lahaa wax bedala oo xaq ku dhisan” M/weyne Faroole.
Al-shabaab oo sheegay in saraakiil ka diileen ciidamada Seirra Leone iyo Jubba oo beeniyey
Baarlamaanka Puntland oo baaq nabadeed u diray 2-da ardaa ee ku dagaalamay Cagaarre.

360 kun oo caruur ah oo lagu talaalayo Muqdisho, Somaliland oo xidhaysa qaar kamid ah Jaamacadaha kuyaala deegaanadeedda, Xeerka Saxaafadda Puntland oo wax laga bedelayo, iyo Muqdisho oo ?Qofkii guri ka kireeya Al-shabaab oo laga qaadayo guriga ?( Halkan Riix si aad u dhegaysato Barnaamijka Radio Hirad)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: