
Axmed Madoobe oo noqday Madaxweynaha Jubbaland, Puntland oo soo dhoweysey Jubbaland, Mooshin ka dhan ah Ra’isal Wasaare Saacid oo la horgeeyey Baarlamaanka, Siyaasiyiin Mooshinka Saacid ku eedeeyey Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka.
Audio Player
COMMENTS