HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Sabti, 4, May-2013, Jaamac Cabdiraxmaan Axmed (Daljir Galkacyo)

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu laabtay Muqdisho, guunka ku tilmaamay shirkii IGAD, Hay'ada Wadooyinka Puntland oo ku baaqday dib u habaynta Wadooyinka Puntland, Ahlusuna oo sheegtay inaysan ka qaybgeli doonin shirka London, Hawlgalo amaan oo laga sameeyey Beledweyne iyo nin dad rayid ah kulaayey Balan Balle oo la qabtay.

Madaxweynaha Jubba oo ka war-bixiyey heshiiskii Ethopia iyo qorshaha maamulka (Dhegeyso)
DHEGEYSO-Dhismaha wadada u dhexaysa Garoowe iyo Galkacyo oo laga shiray.
DHEGEYSO-Khilaafkii kadhexeeyey maamulka iyo golaha deegaanka Burtinle oo la xaliyey.

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu laabtay Muqdisho, guunka ku tilmaamay shirkii IGAD, Hay’ada Wadooyinka Puntland oo ku baaqday dib u habaynta Wadooyinka Puntland, Ahlusuna oo sheegtay inaysan ka qaybgeli doonin shirka London, Hawlgalo amaan oo laga sameeyey Beledweyne iyo nin dad rayid ah kulaayey Balan Balle oo la qabtay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: