HomeUncategorized

Hay?ada Yes oo aqoon iswaydaarsi socday 3 maalmood kusoo gabagabaysay magaalada Garowe.

Garowe, May, 04, 2013 ? Waxaa maantay magaalada Garowe lagu soo gabagabeeyay aqoon iswaydaarsi socday muddo 3 cisho ah, kaasi oo looga hadlayay sidii iskuullada Puntland loogu sameyn-lahaa kooxo ka shaqeeya nabadda iyo isdhex-galka bulshada.

Dhagayso Caawa iyo Daljir Axad 27 – March – 2016 Jamaal Faarax Aadan (Daljir Gaalkacyo)
Maamulka Degmada Kismaayo oo Bur-burinaya Goobaha Sharci darrada ah
Caawa iyo Daljir_Sabti Nov 10-2012, Cabdirisaaq Cali Cabdi (Silver)_Daljir Galkacyo HQ

Garowe, May, 04, 2013 ? Waxaa maantay magaalada Garowe lagu soo gabagabeeyay aqoon iswaydaarsi socday muddo 3 cisho ah, kaasi oo looga hadlayay sidii iskuullada Puntland loogu sameyn-lahaa kooxo ka shaqeeya nabadda iyo isdhex-galka bulshada.

Aqoon iswaydaarsigaan waxaa soo xaadiray dad kor u dhaafaya 40 qof, kuwaasoo isugu jira macaliin, arday, iyo aqoonyahano ka kala yimid gobollada Mudug, Nugaal, iyo Bari, kuwasoo mudadii 3-da cisho ahayd si aad ah uga dooday nidaamka ugu haboon oo loo samayn-karo kooxo ka shaqeeya nabadda.

Obokar Siciid Jaamac oo ah madaxa tababarada hay?ada YES Soomaaliya oo u waramay Radio Daljir ayaa sheegay in laga filanayo tababarkaan himilooyinka la hiigsanayo ee mashruuca, kaasi oo ku aadan kor u qaadida hannaanka nabadda Soomaaliya iyo sidii arrintaasi la isaga kaashan lahaa.

Aqoon iswaydaarsigaan ayaa waxaa maal-galisay hay?adda? hay?adda Diakonia, waxaana waxaana soo qaban-qaabisay hay?adda YES Somaaliya, iyadoo la filaayo in tababaro kale oo lagu hormarinayo geeddi-socodka nabadda lagu qaban-doono magaalooyinka Puntland.

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir.

?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: