HomeUncategorized

Somaliland oo wadda qaban-qaabada xuska 18-ka May oo ah maalintii lagu dhawaaqay maamulkaas.

Hargeysa, May 02 - Deegaannada Somaliland waxaa ka socday diyaar-garaw ballaaran oo la iskugu diyaarinayo u-dabaal-degidda maalinta 18 May oo ah markii lagu dhawaaqay maamulka Somaliland sannadkii 1991-dii.

AKHRI-Gudiga taakulaynta dhaawacyadii Galkacyo oo lagu dhawaaqay.
Issimada Puntland oo ku baaqay in la joojiyo iska-horimaadka Galkacyo.
Laba haween Somali ah oo maxkamad lagu saaray Maraykanka, lagu eedeeyey in ay lacago u ururiyeen Al-shabaab.

Hargeysa, May 02 – Deegaannada Somaliland waxaa ka socday diyaar-garaw ballaaran oo la iskugu diyaarinayo u-dabaal-degidda maalinta 18 May oo ah markii la dhisay maamulkaasi Somaliland sannadkii 1994-dii.

?
Xuska maalintaan oo ah mid sannadkasta loo sameeyey maamuus maalin qaran ayaa xilli hore la sii bilaabay qaban-qaabada ku aaddan dhigitaankeeda, waxaana magaalooyin waaweyn ee Somaliland haatan laga dareemayaa abaabulka xuskaas.
?
Xukuumadda M/weyne Siilaanyo ayaa shaacisay dadka reer Somaliland in ay isku diyaariyaan weynaynta maalinta 18-ka May, ayna muujiyaan heerka maamuus ee maalinta dhalashada qarankooda sidaasna waxaa sheegay wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Carraale Duur.
?
Wasiirku waxaa kaloo uu sheegay xuska maalintaan owgeeda in si weyn loo adkeeyey amniga Somaliland, ayna ku rajo weyn yihiin maamuusku in uu u dhaco si nabadgalyo ah.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(G).
?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: