HomeUncategorized

Maamulka degmada Matabaan oo ka warbixiyay ganacsade habeen hore lagu dilay deegaan u dhaw degmadaas

Matabaan, April 30- Gudoomiyaha dagmada matamaan ee gobalka hiiraan Maxamed Warsame Xirsi oo waraysi siiyay radio daljir ayaa ka warbixiyay nin ganacsade ahaa oo habeen hore lagaladagay gaari uu saarnaa kaasi oo kayimid magaalada baladwayne ee xarunta gobalka hiiraan kadibna la dilay xili uu ku dhex safrayay magaalooyinka Baladweyne iyo Matabaan.

Dawlada Puntland iyo dawlada federaalka ah ee Somaliya oo heshiis ku kala sixiixday Nairobi.
Baahin: Sabti, Jul 23, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Bossaso. Xukuumada R/wasaare Gaas oo heshay codka kalsoonida ee mudanayaasha baarlamaanka; Alle ha u naxariistee fannaana Kinsi X. Adam oo ku geeriyootay Hargeysa; Qaraxyo iyo dilal sababay dhimasha 92 qof oo rayad ah oo ka dhacay Oslo, Norway; Warbixin ku saabsan saamaynta abaaraha ee gobolka Hiiraan.
Kooxda Kubada cagta Daljir oo casumaad u fidisay kooxo ka socda Garowe iyo Gaalkacyo.

Matabaan, April 30- Gudoomiyaha dagmada matamaan ee gobalka hiiraan Maxamed Warsame Xirsi oo waraysi siiyay radio daljir ayaa ka warbixiyay nin ganacsade ahaa oo habeen hore lagaladagay gaari uu saarnaa kaasi oo kayimid magaalada baladwayne ee xarunta gobalka hiiraan kadibna la dilay xili uu ku dhex safrayay magaalooyinka Baladweyne iyo Matabaan.

Gudoomiyaha matamaan ayaa sheegay in ninkaasi loodilay aano qabiil? ka maamul ahaana ay ku raad joogaan shaqsiyaadkii dilkaasi gaystay waxaana uu sheegay in loo maleenayo ragii dilkaasi gaystay inay ubax sadeen deegaanada ay kusuganyihiin ururka alshabaab

Dhanka kale gudoomiyaha ayaa waxaa uu baaq udirayaan dowlada federaalka soomaaliya iyo cid kasta oo ka qayb qaadan karta sidii loo dajin lahaa xiisadda ka taagan halkaasi.

Diiwaanka Wararka daljir
Matabaan
(S)

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: