HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, arbaca, April 17, Axmed Sh Maxamed Tallman ( Daljir Garoowe

Wafti ka socda Midowga Yurub oo la kulmaay Ururadda Siyaasadda, Xukuumadda iyo Gudiga Doorashooyinka Puntland, Muqidisho oo laga xusay maalinta dhirta Soomaaliyeed, Gudiga Farsamada maamul u samaynta Jubmebooyinka oo eedayn ujeediyey Dawlada Federalka, Wararkii ugu danbeeyey ee degmadda Caynaba oo shalay rabshaddo ka dhaceen.

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta magacaabaya gudiga doorashada madaxweynaha.
Maraykanka oo uga digay Eritrea hurinta colaadeed iyo dagaal ee Somaliya, uguna baaqay kooxaha Somalida xabad joojin.
Beesha caalamka oo dhowaan Dubia kagga shiraya horumarinta Soomaaliya iyo Burcad-badeeda

Wafti ka socda Midowga Yurub oo la kulmaay Ururadda Siyaasadda, Xukuumadda iyo Gudiga Doorashooyinka Puntland, Muqidisho oo laga xusay maalinta dhirta Soomaaliyeed, Gudiga Farsamada maamul u samaynta Jubbooyinka oo eedayn ujeediyey Dawlada Federalka, Wararkii ugu danbeeyey ee degmadda Caynaba oo shalay rabshaddo ka dhaceen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: