HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Salaasa ,April,9, Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali (Daljir Garoowe)

Isuduwihii hay'ada biyaha Puntland ee gobolka Nugaal oo shil gaari ku dhintay, Gudoomiyaha gobolka Mudug oo ka waramay hawlgalo ciidamadu ka wadaan Galkacyo, Madaxweynaha Yemen oo fasaxay maraakiib Soomaaliya laga leeyahay, Madaxweynaha Kenya oo balan qaaday inuu la shaqaynayo IGAD iyo Xulista ergooyinka dooranaya Madaxweynaha Jubbaland oo bilaabatay.

Ciidanka AMISOM iyo Alshabaab oo ku dagaalamay degmada Qoryooley.
(DHAGEYSO) Wararkii ugu dambeeyey ee dagaaladii Dharkayn Sool
(Dhagyaso) Guddoomiyaha gobolka Mudug oo faahfaain dheeraad ah ka bixiyay xaaladda Garacad

Agaasimihii hay’ada biyaha Puntland oo shil gaari ku dhintay, Gudoomiyaha gobolka Mudug oo ka waramay hawlgalo ciidamadu ka wadaan Galkacyo, Madaxweynaha Yemen oo fasaxay maraakiib Soomaaliya laga leeyahay, Madaxweynaha Kenya oo balan qaaday inuu la shaqaynayo IGAD iyo Xulista ergooyinka dooranaya Madaxweynaha Jubbaland oo bilaabatay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: