HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Axad Arpril, 7 -2013, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘ (Daljir Garoowe)

Afhayeenka Amisom oo kawaramay ciidamo ka socda Sierra leone oo kusoo biiraya Amisom, Ergadda doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo laga dhigay 500 oo xubnood, Yaa Xaq u Leh Maamul u Samaynta Jubooyinka Warbixin Xiisa leh ayaan idiinka haynaa, Gudiga dhaqaalaha Somaliland oo su'aalo badan weydiiyey Wasiirka Maaliyadda.

Warfaafinta Puntland oo ka hadashay go?aankii lagu joojiyey howlihii SNTV ee gobolka (Dhegeyso)
DHEGEYSO-Wasiirka duulista hawada iyo garoomada oo ka hadlay dhismaha garoomada.
DHEGEYSO-Gudoomiyaha gobolka Mudug oo Daljir uga waramay dagaalkii maanta.
Afhayeenka Amisom oo kawaramay ciidamo ka socda Sierra leone oo kusoo biiraya Amisom, Ergadda doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo laga dhigay 500 oo xubnood, ?
Yaa Xaq u Leh Maamul u Samaynta Jubooyinka Warbixin Xiisa leh ayaan idiinka haynaa, Gudiga dhaqaalaha Somaliland oo su’aalo badan weydiiyey Wasiirka Maaliyadda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: