HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir -Khamiis,March 28-2013, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

Maxkamada Muqdisho oo xukun dil ah ku ridey nin ku eedaysan inuu wariye diley, Afhayeenka AMISOM oo sheegay in ciidamo Sierra Leone la geynayo Magaalada Kismaayo, Dawlada Hoose ee Garoowe oo gubtey Baco aad u tiro badan, Ciidamada amaanka Puntland oo gacanta ku dhigay qaar kamid ah kooxo shufto ah oo shalay weeraray Xawaalad ku taala magaalada Boosaaso.

Baahin: Axad, Jan 01, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. M/weyne Shariif oo sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadstii afhayeen Shariif Xasan; Warbixin ku saabsan shirka Khaatumo II ee ka socda Taleex, Sool; Garaad Saleebaan Buraale & Dr. Cali Kh. Galaydh oo ka xog warramaya himilada shirka Taleex. Gen. Carays oo ka hadlay amni darrida iyo falal dambiyeedyada ka dhaca magaalada Galkacyo.
Soomaaliland oo dusha u ridatay dar-dar gelinta howlihii caafimaad ee MSF ka wadday Togdheer
Dhisme wadooyin cusub oo laga hirgaliyey caasimada Puntland, Garowe. [Dhegaysi …]

Maxkamada Muqdisho oo xukun dil ah ku ridey nin ku eedaysan inuu wariye diley, Afhayeenka AMISOM oo sheegay in ciidamo Sierra Leone la geynayo Magaalada Kismaayo, Dawlada Hoose ee Garoowe oo gubtey Baco aad u tiro badan, Ciidamada amaanka Puntland oo gacanta ku dhigay qaar kamid ah kooxo shufto ah oo shalay weeraray Xawaalad ku taala magaalada Boosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: