HomeUncategorized

Taliyihii Qaybta gobolka Nugaal oo la badaley iyo taliye cusub oo loo magacaabay qaybta.

Garoowe,23 March 2013 Tiliska qaybta gobolka Nugaal ayaa waxaa loo macagaabay G/dhexe C/raxmaan Xaaji Abshir ayaa maanta waxaa loo magacaabay taliyaha Qaybta ee Gobolka Nugaal

Punsa oo ku baaqday in wada-hadal lagu xaliyo khilaafka maamulka iyo musharixiinta (Dhegeyso)
DHEGEYSO-Kulan dib loogu eegayey waxqabadka wasaaradda caafimaadka oo Galkacyo kadhacay.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Khadar Cawl Ismaciil.

?

Garoowe,23 March 2013 Tiliska qaybta gobolka Nugaal ayaa maanta waxaa ?loo macagaabay G/dhexe C/raxmaan Xaaji Abshir oo horay xilkaas u soo qabtay.
?
Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Sareeye Guuto Maxamed Siciid Jaqanaf oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta taliska qaybta gobolka Nugaal ayaa ku dhawaaqay magacaabista taliyaha cusub ee qaybta gobolka Nugaal C/raxmaan Xaaji Abshir isagoo sidaas oo kale isbadalo lagu sameeyey qaar ka mid ah hogaamada ciidanka Boliska Puntland.
?
Taliyaha cusub ee maanta loo magacaabay taliska qaybta gobolka Nugaal ayaa isna la hadlay saxaafada isagoo sheegay inuu ku dadaali doono hawlaha ammaanka Gobolka Nugaal.
?
Taliska qaybta gobolka Nugaal ayaa waxaa laga badaley Faarax Warsame C/raxmaan oo mudo xilkaasi soo hayey waxaana maanta lagu wareejiyey C/raxmaan Xaaji Abshir.
Taliyaha cusub ee maanta loo magacaabay Taliska qaybta gobolka Nugaal ayaa horay xilkaan u hayn jirey waana markii labaad oo uu qabto xafiiska taliska qaybta gobolka Nugaal
?
Magacaabista Taliyaha qaybta gobolka Nugaal ayaa ku soo aadaysa ? xili ay fiicantahay xaalada ammaan ee gobolka Nugaal.
?
?Diiwaanka wararka Daljir?
?
(C X)

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: