HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, arbaca, March 6, Maxamuud Cabdi Ibraahim (Daljir Boosaaso)

Golaha amaanka ee QM oo mudo sanad ah xayiraada hubka ka qaaday Soomaaliya, M/weynaha Soomaaaliya oo dood dilmiyeed kaga qayb galay Qadar, Duqa Boosaaso oo ka waramay kulan uu la qaatay dhigiisa Leicester uk, Dawlada Federalka oo maamul u mgacawday Caabudwaaq iyo Maxaabiis hor leh oo lagu wareejiyey Puntland.

Dowladda Soomaaliya Oo hir-gelinaysa Bankiyo cusub oo ka shaqeyn doona howlaha ganacsiga
Hawlgallo ammaan oo ka socda Galkacyo & ciidanka oo dad u qabqabtay falalkii amni darro.
(DHAGEYSO) Barnaamijka Tartan & Tacliin ee Radio Daljir

Golaha amaanka ee QM oo mudo sanad ah xayiraada hubka ka qaaday Soomaaliya, M/weynaha Soomaaaliya oo dood dilmiyeed kaga qayb galay Qadar, Duqa Boosaaso oo ka waramay kulan uu la qaatay dhigiisa Leicester uk, Dawlada Federalka oo maamul u mgacawday Caabudwaaq iyo Maxaabiis hor leh oo lagu wareejiyey Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: