HomeUncategorized

Gaadiidleyda Boosaso oo cabasho ka muujiyay Go’aan lagu joojiyay shidaalka Yemen

Bosaso, Feb 9 - Wadayaasha gaadiidka ka shaqeeya gobolada Puntland ayaa maanta sameeyey cabashooyin ay ku muujinayaan sida ay uga xunyihiin go'aan ay sheegeen dowladda Puntland inay ku joojisay kaganacsiga shidaal laga keeni jiray dalka Yemen, kaasi oo qiimihiisu ka yaraa shidaalka ay keenaan shirkadaha waawayn ee xiriirka la leh Imaaraatka Carabta.

(Dhagyaso) Golaha wasiirada Puntland oo ka dooday ammaanka, dhaqaalaha, iyo taabagalinta dumuqraadiyadda Puntland.
Dhagayso Barnaamijkii Caawa Iyo Daljir – Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin 10_August_2015 Radio Daljir Studio Garowe Isniin.
Sarkaal ka tirsan ciidanka nabad sugidda Puntland oo caawa lagu dilay Garoowe.

Bosaso, Feb 9 – Wadayaasha gaadiidka ka shaqeeya gobolada Puntland ayaa maanta sameeyey cabashooyin ay ku muujinayaan sida ay uga xunyihiin go’aan ay sheegeen dowladda Puntland inay ku joojisay kaganacsiga shidaal laga keeni jiray dalka Yemen, kaasi oo qiimihiisu ka yaraa shidaalka ay keenaan shirkadaha waawayn ee xiriirka la leh Imaaraatka Carabta.

?

Gaadiidleyda ayaa maanta warbaahinta kula hadlay duleedka koonfureed ee magaalada Bosaso iyagoona kacodsaday madaxwaynaha dowladda Puntland inuu ka laabto go’aankii uu ku joojiyay shidaalkii ka imaan jiray dalka Yemen.

?

Waxaa ay sheegeen qiimaha fuustada shidaalka oo markii hore lagu iibin jiray suuqyada Puntland $160 inay gaartay lacag dhan $200.

\"\"\"\"\"\"

Diiwaanka Wararka

Daljir Bosaso.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: