HomeUncategorized

Gudoomiyaha degmada xarfo ee gobolka Mudug oo sheegay in ay soo dhawaynayaan nidaamka xisbiyada Puntland.

Xarfo,8 Feb 2013 Gudoomiyaha degmada xarfo ee gobolka Mudug C/laahi Faarax Bayle ayaa waxaa uu sheegay in degmada xarfo laga soo dhawaynayo nidmaaka xisbiyada kaas oo qaybo ka mid ah bulshada gobolka Mudug si wayn uga soo horjeedsadeen,gudoomihaha ayaa waraysi uu sii radio Daljir waxaa uu ku tilmaamay nidaamka xisbiyada horumar ay ku tilaabsatay Puntland.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.
Dowladda Denmark oo Horjoogsatay Qaxooti Suuriyaan ah oo ku Socday Swedan
Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise oo si diirran loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo, (Sawirro).

Gudoomiyaha degmada xarfo ee gobolka Mudug C/laahi Faarax Bayle ayaa waxaa uu sheegay in degmada xarfo? laga soo dhawaynayo nidmaaka xisbiyada kaas oo qaybo ka mid ah bulshada gobolka Mudug? si wayn uga soo horjeedsadeen,gudoomihaha ayaa waraysi uu sii radio Daljir waxaa uu ku tilmaamay nidaamka xisbiyada horumar ay ku tilaabsatay Puntland.

Dhinaca kale? gudoomiyaha degmada xarfo C/laahi Faarax? Bayle ayaa sheegay in ay xaliyeen shaqaaqooyin degmada ka dhacay mudadii uu xilka hayey, 17 Baabuur ayaa lagu qabsadey degmada ?waxaana ku guulaysaney in aan ka sii dayno dhalin yaradii qabsatay anagoo kaashanayna odayaasha dhaqanka iyo dawladda dhexe ee Puntland ?,sidaasi waxaa yiri gudoomiyaha degmada xarfo C/laahi Faarax Bayle.

Mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa degmada xarfo ee gobolka Mudug ka socdey dhaq dhaqaaq lagu hormarinayo ?arimaha bulshada waxaana laga dhisay Dugsi? sare iyo goobo caafimaad kuwaas oo ay dhiseen jaaliyada iyo ?ganacsatada? degmadaasi xarfo.

Diwaanka wararka Daljir.

?

?

?

?

?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: