HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Khamiis,Jan, 31, 2013 , Khadar Cawl Ismaaciil ‘Daljir Buuhoodle’

Mid kamid ah isimada Soomaaliya aad ka looga yaqaaney oo maanta ku geeriyoodey dalka Kenya, Gudiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo maanta kulan u qabtay 6-urur Siyaasadeed oo ka jira deegaanada Puntland, iyo urada oo saxeexay xeerka anshaxa doorashooyinka Puntland, Ururka dadka Puntland ee UDAD oo dhaliilay qodobo kamid ah xeerka anshaxa ee ay maanta saxeexeen ururada Puntland, Wafti ka socda QM oo booqday gobolka Gedo ee koonfur galbeed dalka Soomaaliya, iyo Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo booqday goobo muhiima oo kuyaala magaalada Qardho

Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Askari kufsi geystay
Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo galabta lagu aasay Muqdisho.
DHEGEYSO-Madaxweyne KX Jubbaland oo ka warbixiyey safarkiisa Gedo.

Mid kamid ah isimada Soomaaliya aad ?looga yaqaaney oo maanta ku geeriyoodey dalka Kenya, Gudiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo maanta kulan u qabtay 6-urur Siyaasadeed oo ka jira deegaanada Puntland, iyo urada oo saxeexay xeerka anshaxa doorashooyinka Puntland, Ururka dadka Puntland ee UDAD oo dhaliilay qodobo kamid ah xeerka anshaxa ee ay maanta saxeexeen ururada Puntland, Wafti ka socda QM oo booqday gobolka Gedo ee koonfur galbeed dalka Soomaaliya, iyo Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo booqday goobo muhiima oo kuyaala magaalada Qardho

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: