HomeUncategorized

Wasaaradda warfaafinta Puntland oo sheegtay inay xiriir wanaagsan ay la yeelan doonto saxaafadda gobolka Bari

Bosaso, Jan 23 - Wasaaradda warfaafinta ee dowladda Puntland ayaa sheegtay inay xiriir wanaagsan la yeelan doonto warbaahinta Puntland gaar ahaan saxaafadda gobolka Bari.

Shir looga hadlayo qorshe howleedka xukuumadda faderaalka (Road Map) oo ka furmaya Nairobi
Qorshe lagu kobcinayo Isboortiga oo si xawli ah uga socda gobollada Puntland.
Baahin: Khamiis, Oct 27, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. “Labada dawladood ee Kenya & Somaliya waxay leeyihiin mawqif midaysan ee ku aadan la dagaalanka kooxaha argagixisada ah ee Al-shabaab” R/wasaare Gaas; C/rashiid M. Xirsi, afhayeenka baarlamaanka Puntland oo sheegay in la ebyey heshiiskii Galkacyo; Galmudug oo sheegtay in 2 qof oo ajnabi ah oo laga afduubay xaafada Wadajir ee Galkacyo ay u gacan galeen kooxo burcad badeed ah.

Bosaso, Jan 23 – Wasaaradda warfaafinta ee dowladda Puntland ayaa sheegtay inay xiriir wanaagsan la yeelan doonto warbaahinta Puntland gaar ahaan saxaafadda gobolka Bari.

Wasiir kuxigeenka cusub ee warfaafinta Puntland C/raxmaan Cabdi Ismaaciil oo maanta bilaabay booqashooyin uu ku ku tagi doono warbaahinada gobolka Bari kana bilaabay booqashadiisii ugu horaysay? xarunta idaacadda Daljir ee Bosaso ayaa waxaa uu sheegay wasaaraddu inay soo saarayso sharciyo lagu dhaqi doono warbaahinta Puntland qaybaheeda kalle duwan.

Waa booqashadii ugu horeysay ee wasiirku uu sameeyo, wasaaradda warfaafinta ayaa horay usoo saartay xeer ay sheegtay in lagu dhaqi doono saxaafadda, hasse ahaatee daladda MAP oo ay ku midaysanyihiin warbaahinta Puntland waxaa ay ku tilmaantay mid aan lagala tashin qaybaha warbaahinta ee xeerku quseeyo.

Diiwaanka wararka

Daljir Bossaso.

?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: