HomeUncategorized

Maamulka degmada Burtinle oo sheegay inay ka hortagayaan dibad bax kastoo aysan ka warqabin.

Burtinle, Jan, 13- Gudoomiyaha degmada Burtinle ee gobolka Nugaal oo maanta la soo xiriiray radio daljir ayaa u digay shakhsiyaad uu sheegay inay bannaan baxyo ka dhex abaabulayaan gudaha degmadaasi.

DHAGAYSO:Puntland oo Qaadacday in wax laga Badalo xeer-hoosaad-yada Dastuurka Somalia
Xukuumadda oo beenisey in madaxweynaha Soomaaliya uu lakulamy ra’iisul wasaaraha Israa’iil.
Baahin: Khamiis, Jan 05, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Bangiga dhexe ee Bossaso oo gubay lacag faalsa ah oo dhan 140 milyan oo Sh. So; Wajiga 2-aad ee shirka Khaatumo II oo bilawday & midnimada Somaliya oo bud-dhig looga dhigay; Ku xigeenka Gudd. gobolka Cayn oo cambaareeyey hanjaabaad ka soo yeertay Somaliland ee shirka Khaatumo II.

Burtinle, Jan, 13- Gudoomiyaha degmada Burtinle ee gobolka Nugaal oo maanta la soo xiriiray radio daljir ayaa u digay shakhsiyaad uu sheegay inay bannaan baxyo ka dhex abaabulayaan gudaha degmadaasi.


Faarax Maxamuud Jaamac (Salwe) ayaa sheegay inaysan raali ka ahaan doonin in degmada uu masuulka ka yahay lagu dhex qabto bannaan baxyo iyo shirar ka dhan ah dawladda ciddii isku daydana ay tallaabo cad ka qaadi doonaan.


Salwe ayaa sidoo shacabka deegaanka ugu baaqay inay la shaqeeyaan maamulkooda iyo dawladdooda, isla markaana Puntland hada ay leedahay ururro siyaasadeed kuwaasoo loo ogol yahay mucaarad-nimadooda.


Degmada Burtinle ayaa la qabt magaalooyinka waaweyn ee Puntland mamnuucista uu maamulku mamnuucay shirarka iyo isu-soo baxyada dawladda lagaga soo horjeeda ee ay inta badan soo abaabulaan siyaasiyiin iyo shakhsiyaad kale oo dawladda ku kacsan.


Diiwaanka Wararka daljir
Warqabad
(S).

?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: