HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Axad Dec 16-2012, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘ ( Nairobi Kenya )

Maxkamadda magaaladda Hargeysa oo go'aan ka soo saartay Murankii Doorashooyinka S/land iyo banaanbax lagu diidan yahay go'aankaasi oo Hargeysa ka dhacay, Amisom oo sheegtay inuu dhamaaday dagaalkii fool ka foolka ahaa ee Al-shabaab lagula jirey, Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo maalinkii labaad kusugan gobolka Gedo, Baarlamaanka Puntland oo ansixiyey xeer mamnuucaya isticmaalka caagadaha iyo bacaha.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Khadar Cawl.
Dagaallo dad badani ku dhintay oo maalintii labaad ka socda Muqdisho.
M/weyne Shariif oo ku dhawaaqay in waddanka ay macaluuli ka dillaacaday.

Maxkamadda magaaladda Hargeysa oo go’aan ka soo saartay Murankii Doorashooyinka S/land iyo banaanbax lagu diidan yahay go’aankaasi oo Hargeysa ka dhacay, Amisom oo sheegtay inuu dhamaaday dagaalkii fool ka foolka ahaa ee Al-shabaab lagula jirey, Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo maalinkii labaad kusugan gobolka Gedo, Baarlamaanka Puntland oo ansixiyey xeer mamnuucaya isticmaalka caagadaha iyo bacaha.

http://daljir.com//resources/files/Caawa%20iyo%20Daljir%20Dec%2016-2012%2C%20Geeddi%20Nairobi.rm

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: