HomeUncategorized

Buuhoodle: Qalab la gudoonsiiyey Garoonka Diyaaradaha (Sawiro)

Buuhoodle, Dec 1 ,12, Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Waxaa la gaarsiiyey qalab loogu tala galay in lagu dhamaystiro dhismaha Garoonka, qalabkan ayaa ah hal Cagaf oo ah nooqa loo yaqaano Rugleyda taasoo lagu simo Garoomada iyo dhulka laga dhisayo Wadooyinka laamiga ah iyo Jidcadayaasha.

Puntland oo ku baaqday in laga qaybgalo banaanbaxyada ololaha Doorashooyinka
Vladimir Putin oo loo caleemasaarayo madaxweynenimada Russia
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Tacsi iyo taariikh-nololeedkii Xildhibaan Carrab-buro

Buuhoodle, Dec 1 ,12, Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Waxaa la gaarsiiyey qalab loogu tala galay in lagu dhamaystiro dhismaha Garoonka, qalabkan ayaa ah hal Cagaf oo ah nooqa loo yaqaano Rugleyda taasoo lagu simo Garoomada iyo dhulka laga dhisayo Wadooyinka laamiga ah iyo Jidcadayaasha.

?
Ibraahim Saleebaan Xaaji Dayib oo kamid ah hawl wadeenada shirkad qalabka bixisay oo lagu magacaabo Mataanaha ayaa sheegay in qalabkani iyo mid kale oo soo socdaba loogu tala gallay in lagu dhamaystiro garoonka Diyaaradaha ee magaalada Buuhoodle.
?
Axmed Axmed Gurey oo kamid ah hawlwadeenada Garoonka ayaa dhankiisa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin qalabkan cusub ee loo keenay, Wuxuu sheegay in qalabkani waxbadan ka tari doono baahida xiligan ee Garoonka.
?
Buuhoodle oo ah degmo mudooyinkii danbe ay ragaadiyeen dagaalo sokeeye ayaa waxaa dhanka kale ka socdey dhismaha garoon Diyaaradeed, Waxaana garoonkaasi qabyo yahay mudo ka badan 3 sanadood iyadoo gudiga gacanta ku hayaa sheegeen in lagu dhamaystiri doono mudo 5 bilood ah.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(B)
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"\"\"

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: