HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir_Isniin, Nov 5-2012, Maxamed Cabdilaahi Cali (Kooshin)_Daljir Garoowe.

Maraykanka iyo Midawga Yurub oo soo dhaweeyay golaha cusub ee wasiirada Soomaaliya,Qorshe lagu midaynayo Galmudug, Ahlusunna, iyo Ximin iyo Xeeb oo ka socota gobollada dhexe ee dalka,Wasaaradda caafimaadka Puntland oo xarumo caafimaad ka dhagaxdhigtay deegaanka Tukaraq, Dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dhanka ammaanka ah oo laga dareemayo degmada Xudun ee gobolka Sool.

Dhagayso R/wasaare Sharmaake: Waxaan u imid inaan ka tashanno aayaha Soomaaliya iyo kan Puntland
Jubbaland oo u Hanjabtay dowladda Soomaaliya
DHEGEYSO-Barnaamijka Saaka iyo Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Maraykanka iyo Midawga Yurub oo soo dhaweeyay golaha cusub ee wasiirada Soomaaliya,Qorshe lagu midaynayo Galmudug, Ahlusunna, iyo Ximin iyo Xeeb oo ka socota gobollada dhexe ee dalka,Wasaaradda caafimaadka Puntland oo xarumo caafimaad ka dhagaxdhigtay deegaanka Tukaraq, Dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dhanka ammaanka ah oo laga dareemayo degmada Xudun ee gobolka Sool.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: