HomeUncategorized

Biyo yari laga soo sheegayo degmada Rako ee gobolka Karkaatr

Qardho, Oct 14 - Biyo yari xoogan ayaa lasoo sheegayaa inay ka jirto degmada Rakko ee bariga gobolka Karkaar.

(Dhagayso) Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir Abraco 07 – April – 2016 Wariye Shaafici Abdulkadir Gaalkacyo
Baahin: Sabti, Sept 03, Weriye Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. Waraysi & Warbixin: dagaalka Galkacyo & khasaaraha bulsheed ee uu gaystay; Issimada Puntland oo ku baaqay in la joojiyo colaada Galkacyo; Waftiga Puntland uga qayb galaya shirka wadatashiga Somalida oo gaaray Muqdisho.
Saddex idaacadood oo ku yaalla Galkacyo oo xalay la weeraray iyo mid ka mid raggii falkaasi ka dambeeyey oo la qabtay.

Qardho, Oct 14 – Biyo yari? xoogan ayaa lasoo sheegayaa inay ka jirto degmada Rakko ee bariga gobolka Karkaar.

Gudoomiyaha degmada Rakko Faarax Maxamuud Ibraahim oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa sheegay biyo la’aantu inay timid, kadib markii roobabkii la filayay ee deegaanka uu da’in in muddo.

Waxaa uu sheegay degmada Rako inuu shaqeeyo ceel kaliya, kaasi oo aan dabooli karin baahiyaha dhinaca biyaha oo ay dadwaynuhu qabaan maadaama shacabka degmadu yihiin xoollo dhaqato.

Tuulooyin badan oo ku yaalla degmada Rakko ayuu sheegay in laga dareemayo biyo yarida iyadoo shacabkuna ay yihiin kuwo kusoo badanaya degmada Rakko.

Gudoomiyaha ayaa xusay marar badan inay codsiyo u jeediyeen dowladda Puntland balse aysan helin weli wax gurmad dhanka biyaha ah oo loo sameeyay.

Biyo yaraanta laga soo sheegayo degmada Rakko ayaa imaanaysa xilli inbadan oo ka mid ah gobolada Puntland iyo qayboka mid ah gobolada dalka ay ka curteen roobabkii guga.

Maxamuud Cabdi Ibraahim

Radio Daljir.

?

?

?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: