HomeUncategorized

Barakacayaasha Muqdisho oo ka cabanaya Nolol Xumo soo Wajahdey. (Dhegayso).

Muqdisho Oct 11-Dadka danyarta ah ee ku nool degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa lagu soo waramayaa inay haysto xaalad nolo xumo.

(DHAGEYSO) Barnaamijka Tartan & Tacliin ee Radio Daljir
Puntland oo looga dabaaldegay sanadguuradeedii 11-aad ee dhismaha Puntland. [Akhris …]
Shir looga Hadlayay Nidaamka Xisbiyada badan ee Puntland oo Garowe lagu Qabtay

?

Muqdisho Oct 11-Dadka danyarta ah ee ku nool degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa lagu soo waramayaa inay haysto xaalad nolo xumo.
?
Wadajir waxay kamid tahay degmooyinka magaalada Muqdisho ee ay ku nool yihiin Barakacayaal aad u tira badan kuwaasoo xiligan ka cabanaya xaalada noleed ee soo wajahdey, Waxaana Maamulka degmadaasi ugu baaqay Hay’adaha Samafalka inay gargaaraan dadkaasi danyarta ah.
?
Gudoomiyaha Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Axmed Xasan Cadow (Axmed Daaci) oo maanta ?(Khamiis Oct 11-12) u waramay Radio Daljir ayaa Sheegay jiritaanka nolol xumo haysata dadka Barakacayaasha ah ee degmada Wadajir.
?
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa mudooyinkii danbe ay kusoo badanayeen dadka danyarta ah ee ka cabanaya xaalada nolol xumo kadib markii halkaasi ay ku bateen dadka barakacayaasha ah oo kasoo xarooday tuulooyinka iyo gobolada la deriska ah Muqdisho.
?
Halkan ka Dhegayso Gudoomiyaha Degmada Wadajir Axmed Daaci oo ka waramaya Nolol Xumada Barakacayaasha Wadajir.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir?
(B)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: