HomeUncategorized

(Dhagayso) Dr Saacid Faarax Garaad oo ka hadlaya munaasabadii lagu magacabaay galabta.

Moqdisho, Oct, 06 - Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa u magacaabay Ra?isulwasaaraha dalka Dr Saacid Faarax Garaad.

Jaaliyadda Jubbaland ee Finland oo si Adag u Canbaareeysay Barlamaanka Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dagaal ay kula jiraan Al-shabaab iyo arimo kale
Ruushka oo fashiliyay shirqool lagu khaarijin lahaa R/wasaare Vladimir Putin.

Moqdisho, Oct, 06 – Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud? ayaa u magacaabay Ra?isulwasaaraha dalka Dr Saacid? Faarax Garaad.

Magacaabistan waxaa lagu shaaciyey munaasabad lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya,? ayadoo magacaabistaasina uu goob-joog ka ahaa gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya? Mudane Maxamed Cismaan Jawaari.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Gudoomiye Maxamed Cismaan Jawaari oo labaduba wadajir uga hadlay Munaasabadda magacaabida ayaa u rajeeyey Ra?isulwasaaraha cusub ee dalka u horseedo hormar iyo barwaaqo, kana saaro dhibaatada hadda dalku ku jiro.

Ra?isulwasaaraha la magacaabay Mudane Dr Saacid? Faarax Shirdoon oo goobta ka hadlay ayaa tilmaamay inuu dhowaan soo dhisi doono golihii xukuumadda

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: