HomeUncategorized

Ururka Al-Shabaab oo lagala wareegay degmooyinka Qansaxdheere iyo Buurxakaba.

Bay, Apr 06 -Ciidamada dowladda faderaalka ee Soomaaliya ayaa maanta la wareegay degmooyinka Buurhakaba iyo Qansax dheere ee gobolka Baay.

Buuq ka dhashay fadhigii golaha wakiilada Somaliland ee maanta.
Baahin: Khamiis, Jan 19, Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. Hoggaanka, xukuumada & dhismaha baarlamaanka D.G. Khaatumo oo la iclaamiyey; R/wasaare Gaas oo magacaabay guddi qaabilsan la-dagaalanka musuqmaasuqa; Suldaan Siciid Cismaan oo aano qabiil darteed lagu dilay Galkacyo; Maamulka gobolka oo sheegay in ay garanayaan cidda dilka gaysatay.
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Xasan Haykal.

Bay, Apr 06 -Ciidamada dowladda faderaalka ee Soomaaliya ayaa maanta la wareegay degmooyinka Buurxakaba iyo Qansax dheere ee gobolka Baay.

Wararka laga helaayo gobolka Baay waxaa ay sheegayaan in markii hore ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Militeriga dalka Itoobiya oo isgarabsanaya inay weerareen deegaanka Qansaxdheere ee gobolka Baay,xarakada Al-Shabaab ayaa wararku ay sheegeyaan kadib dagaallo qadar saacado ah socday inay faauruijiyeen degmada Qansaxdheere.

Dhinaca kale, ciidamada dowladda Iyo Itoobiya waxaa ay sidoo kale la sheegay inay la wareegeen degmada Buurhaba, macadda khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay dagaaladan inta uu gaarsiisanyahay.

Diiwaanka Wararka
Daljir Bossaso.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: