Inaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi Raaijcuun.
Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin ayaa ayaa fariin tacsi ah ka diraya geerida Alle ha u naxariistee M/weyihii hore ee Somaliya C/llahi Yusuf Axmed.
Beeldaaje Ismaaciil ayaa uga tacsiyeynaya geeridaas guud ahaan ummadda Somaliyeed iyo gaar ahaan qoyska marxuumka.
Samir Alle ha kasiiyo ummada Somaliyeed.
Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin http://daljir.com/
COMMENTS