Garowe, Feb, 2012 ? Madaxwaynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa lafilayaa saacadaha soo-socda inuu soo gaaro magaalada Garowe, si maalinta birriya uu usoo xiro shir-waynaha 2-aad ee Dastuurka Soomaaliyeed, oo shalay Garowe ka furmay.
Socdaalka Madaxwayne Shariif Shiikh Axmed ayaa waxaa noo xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali ?Qarajab? oo maantay shir-jaraa?id ku qabtay xaruntada Jaamacadda PSU Garowe.
Diiwaanka Wararka
Daljir Garowe.
COMMENTS