Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 36aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

HomeWararkaHIIGSI & HAYAAN

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 36aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Barnaamijka Hiigsi & Hayaan (H&H) oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (EAU). H&H waa barnaamij huwan hormarinta tacliinta, iyo hiigsiga hilinka toosan ee maamul hufnaanta iyo hormarinta bulshada. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a7631a601010096c4b3f262/Hiigsi+iyo+Hayaan+036.mp3

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 27aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 48aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
Jaamacadaha Bariga Africa oo Heshiis La Saxiixatay Jaamacadda Kampala (DHEGAYSO)

Barnaamijka Hiigsi & Hayaan (H&H) oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (EAU). H&H waa barnaamij huwan hormarinta tacliinta, iyo hiigsiga hilinka toosan ee maamul hufnaanta iyo hormarinta bulshada.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: