HomeUncategorized

Baahin: Sabti, Nov 19, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Galkacyo. James Swan, Ergayga gaarka ee Maraykanka u qaabilsan arrimaha Somaliya oo Garowe ku sugan, shirarna la yeeshay madaxda Puntland; R/wasaare Gaas oo booqday xerada Badbaado, kuna dhaartay in aanay u dulqaadan doonin ku taki-fal gargaarka danyarta loogu tala galay; Ciidan Ethiopian ah oo u soo talaabay gobollada dhexe ee Somaliya; Ahlu-sunna oo sheegay in ciidankaasi ay iyaga ka tirsan yihiin.

Caption ...

Dhegeyso: Adeega E-Dahab ee Shirkadda Dahabshiil oo ku baahay deegaanada Puntland
Quwadaha Adduunka iyo Iran oo Xal ka Gaaray Arintii Nuclear-ka Iran
Xasan Sheekh oo Munaasabadda 15 May awgeed Socod ku Marey Waddooyinka Magaalada Muqdisho

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: