Garowe, Sept 24 – Digreeto ka soo baxdey xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Maxamuud, lanbarkeduna ahaa 92, taariikhda 22/09/2011, kuna saabsan magacaabis & isku bedel ciidan.
Waxaa magacaabis iyo isku shaandhayn lagu sameeyey qaybaha iyo saldhigyada ciidanka Police-ka Puntland.
1) G/sare Maxamed Jaamac Maxamed(Heeryo) Taliye-xigeen Hogaanka Saadka
2) G/le Axmed Yuusuf Muuse Taliye- xigeen Hogaanka Ciidanka
3) G/sare Axmed Gaani Cali Taliyaha Qaybta gobolka Bari
4) G/sare Maxamed Cali Xaashi Taliyaha Saldhiga Dekedda Bosaaso.
5) G/dhexe Faarax Warsame Cabdiraxman Taliye-xigeen Qaybta Gobolka Nugaal
6) Dhamme Maxamud Cabqaadir Xasan Taliye-xigeen Qaybta Gobolka Bari
7) G/le Cali Axmed Maxamed Taliye-xigeen Saldhiga Airpot Bosaso
8) Dhamme Cabdulqaadir Faarax Nairobi Taliye-xigeen Ciidanka Birmadka
9) G/le Maxamed Warsame Xasan Laanta Socotada.
Xeerkani waxaa uu dhaqangalayaa makuu Madaxwaynha Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud waana uu saxiixey.
Communications Office
The Puntland Presidency
Puntland State of Somalia
E-mail: info@puntland-gov.net
Web: www.puntland-gov.net http://daljir.com/
COMMENTS