HomeUncategorized

Wasaarada Arrimaha Gudaha & Dawladaha Hoose ee Puntland oo soo bandhigtay wax-qabadkeedii 2009 – 2011.

Caption ...

Baahin: Khamiis, Jan 05, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Bangiga dhexe ee Bossaso oo gubay lacag faalsa ah oo dhan 140 milyan oo Sh. So; Wajiga 2-aad ee shirka Khaatumo II oo bilawday & midnimada Somaliya oo bud-dhig looga dhigay; Ku xigeenka Gudd. gobolka Cayn oo cambaareeyey hanjaabaad ka soo yeertay Somaliland ee shirka Khaatumo II.
Puntland oo ciidamo u dirtay gobolka Karkaar oo laga cabsi qabo iska-horimaad beeleed.
Dagaallo dhimasho iyo dhaawac badan gaystay oo maanta Muqdisho ka dhacay.

Wasaarada arrimaha gudaha & dawladaha hoose ee Puntland oo soo bandhigtay wax-qabadkeedii 2009 – 2011. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: