HomeUncategorized

Baahin: Khamiis, Jul 28, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Dagaal culus oo u dhexeeya dawladda & Al-shabaab oo Muqdisho ka socda; ciidamada dawladda oo gudaha u galay suuqa Bakaaraha; Dad rayad ah oo lagu laayey tuulada Kob-dhexaad, Bari; Markab u raraa ganacsato reer Somaliland ah oo ay afduub u haysteen burcad badeed Somali ah oo la sii daayey; Wasiirada xukuumada R/wassaare Gaas oo maanta la dhaariyey.

Caption ...

Golaha Wakiilada Somaliland oo la horgeeyay mooshin Xil-ka-xayuubin Madaxweyne. [Akhris …]
Mareykanka oo Gaadiid ugu deeqay dawladda federaalka
Dagaal gaystay khasaare oo kadhacay Muqdisho iyo Saraakiisha Ciidanka dowladda oo ku hanajabay inay Al-Shabaab ka sifeyn doonaan Muqdisho

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: