HomeUncategorized

Baahin: Axad, Jul 03, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. R/wasaare Gaas oo magacaabay guddi qaabilsan gurmadka abaaraha & daryeelka barakacayaasha; R/wasaare Gaas oo kulamo wadatasho ah la yeeshay mudanayaasha baarlamaanka federaalka ah; Xil. Xalane ayaan ka waraysanay; Maraykanka oo wadamada Geeska Afrika siinaya mucaawano millatari oo lagula dagaalamo Al-shabaab; Nuradin Adam Diriye ayaan ka waraysanay; Mudanayaasha baarlamaanka Puntland oo ansixiyey 4 xubnood oo ka mid ah guddiga doorashada; Afhayeen C/rashiid M. Xirsi ayaan ka waraysanay.

Caption ...

DHEGEYSO-Warkii Fiidnimo ee Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil.
Baahin: Khamiis, Dec 22, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Doodihii & khudbadihii shirka wadatashiga Somalida ee maanta; Wasiirada arrimaha gudaha & amniga ee Puntland oo sheegay in amniga Puntland uu sugan yahay; Wasiirka amniga ee dawlada federaalka oo sheegay in baarlamaanku aanu qaban karin shir aan la ogaysiin.
Ardayda iyo barayaasha waxbarasho ee degmada Guriceel oo eedeeyay wasaaradda waxbarshada ee dawladda federaalka

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: