HomeUncategorized

Baahin: Axad, Jun 19, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Garowe. R/wasaare Farmaajo oo is-casilay, kuna sababeeyey u tanaasul ummadeed; Kalfadhiga 26-aad ee baarlamaanka Puntland oo maanta furmay; Afhayeen C/rashiid M. Xirsi oo tafaasiil ka bixiyey ajandaha kalfadhiga; Xukuumada M/weyne Faroole oo lagu dhaliilay in ay ku fashilantay siyaasada arrimaha gudaha & amniga; Dooxajoog oo sheegta in uu madaxweyne ka yahay maamulka Raas-casayr oo aan waraysanay.

Caption ...

3-qof ayaa ku dhimatay rasaas ay kooxo hubaysan ku fureen gaari rakaab ah,Gelinsoor, Mudug.
DHEGEYSO-Barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir (Xarunta Buuhoodle 12 07 2016.
Ciidamo ka tirsan Puntland oo ku sii jeeday Galgala oo dhexda dagaal ku qabsaday.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: