HomeUncategorized

Baahin: Sabti, Apr 09, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Galkacyo. Laascaanood: Qunbulad gacmeed lagu tuuray saldhig bilays; taliyihii ciidanka oo dhawaac soo gaaray; Maxamuud Jaamac oo ka mid ah shacabka Laascaanood ayaan waraysanay … Jibuuti: M/weyne Ismaaciil Cumar Geelle oo mar saddexaad la doortay; milicsi sooyaalka siyaasadeed ee M/weyne Geelle … Garowe: Warbixin ay noloshii Alle ha u naxariistee Ilkacase ka qortay hay?adda Interpeace … Xudun: Saamaynta abaaraha ee gobolka Sool oo heer khatar ah gaaray …

Caption ...

Dawladda iyo mucaaradka oo siyaabo kale duwan uga hadlay dagaalkii shalay ka dhacay Muqdisho. [Akhris …]
DHEGEYSO-Taliyaha saldhiga Burtinle oo soo dhoweeyey go’ankii taliska bilayska Puntland.
Musharax Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka tanaasulay tartanka doorashada dhow ee Puntland

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: