HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, Feb 22, Weriye Axmed Jookar … Nabadoonada Bari oo ku baaqay in la joojiyo colaadda gobolka Cayn, uguna baaqay Somaliland in ay ka baxdo gobollada Sool & Cayn …Col. Indhayare oo ka dayriyey cawaaqibka dagaallada gobollada Cayn …M/weyne ku xigeenka Puntland oo dhagax dhigay xarunta dhaqanka & horumarinta afka hooyo … Qurbajoogta Puntland ee dalka Yemen oo dhalleeceeyey dagaallada gobolka Cayn, tageerayna mawqifka dawlada Puntland …

...

Burcad-badeed Soomaali ah oo qafaalatay markab shidaal siday oo ku soo wajahnaa biyaha Soomaaliya.
Cadar Axmed, hooyada nin burcad badeed ah oo codsatay in ay goobjoog ka ahaato dacwada wiilkeeda … [Dhegaysi …]
Maamuka Cusub ee Gobolka Kar-kaar oo xilka la wareegay

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: