HomeUncategorized

Ciidankii Somaliland ee ku sugnaa Widhwidh & Balli-hadhac oo ka baxay fariisimadoodii ciidan, una gurtay dhanka Burco.

Widhwidh, Jan 12 – Kaysi Cabdi Yusuf oo ka tirsan ciidanka SSC ayaa xaqiijiyey in ciidankii Somaliland ay ka baxeen Widhwidh & Balli-hadhac. Md. Kayse oo sheegay in uu ku sugan yahay Widhwidh ayaa sheegay in ciidankoodu ay hadda fariisimo ka samaysteen Widhwidh & Balli-hadhac ee gobolka Cayn. http://daljir.com/

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.
Maxkamad ku Taal Malta oo wiil Somali ah Xukuntay
Afhayeenka baarlamaanka Puntland oo aan waraysanay.

Widhwidh, Jan 12 – Kaysi Cabdi Yusuf oo ka tirsan ciidanka SSC ayaa xaqiijiyey in ciidankii Somaliland ay ka baxeen Widhwidh & Balli-hadhac. Md. Kayse oo sheegay in uu ku sugan yahay Widhwidh ayaa sheegay in ciidankoodu ay hadda fariisimo ka samaysteen Widhwidh & Balli-hadhac ee gobolka Cayn. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: