HomeUncategorized

Wasiirka warfaafinta Puntland oo kulan la qaatay suxufiyiinta magaalada Galkacyo.

Galkacyo, Sept 25 - C/xakiim M. Guuleed, wasiirka warfaafinta Puntland ayaa kulan uu la qaatay suxufiyiinta Puntland ee magaalada Galkacyo ayaa ka ha

Kenya oo Xirtay qaar kamid ah Xawaaladaha Soomaalida
Codad-Isu soobax roob doon ah oo maanta kadhacay Buuhoodle.
Waxgaradka deegaanka Cal-Bari oo cambaareeyay dilkii Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf, soona jeediyey in wax laga qabto falkaasi.

Galkacyo, Sept 25 – C/xakiim M. Guuleed, wasiirka warfaafinta Puntland ayaa kulan uu la qaatay suxufiyiinta Puntland ee magaalada Galkacyo ayaa ka hadlay la-kulamadii safar todobaado qaatay oo uu kaga soo laabtay Muqdisho. Md. Guuleed waxaa uu ugu baaqay shacabka reer Puntland in ay kala shaqeeyaan hay’adaha dawliga ah dhawrida iyo adkaynta amniga.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: