HomeUncategorized

Taliyaha ciidanka bilayska ee saldhiga Mijir oo ka xog warramay ilma yar oo la sheegay in ay bahallo cuneen, medykiisa laga helay duleedka Bossaso.

Bossaso, Sept 13 – Waxaa laga helay duleedka magaalada Bossaso meydka ilma yar oo maalmo la la’aa. Bashiir Hoobaaley, taliyaha ciidanka bilayska ee saldhiga Mijir ayaa sheegay in ilmaha uu cunay bahal … Diiwaanka Wararka, Idadacada Daljir. http://daljir.com/

Puntland oo agabyo waxbarasho oo asaasi iyo KMG ah u dirtay dugsiyo waxyeeloobay (dhegeyso)
Baahin: Sabti, 17 AUG 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo
DHEGEYSO-Maxaa u qabsoomay madaxweynaha xilliiisii dastuuriga ahaa dhammaaday ee Somalia.

Bossaso, Sept 13 – Waxaa laga helay duleedka magaalada Bossaso meydka ilma yar oo maalmo la la’aa. Bashiir Hoobaaley, taliyaha ciidanka bilayska ee saldhiga Mijir ayaa sheegay in ilmaha uu cunay bahal …

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: