HomeUncategorized

Dagaal khasaare gaystay oo aaga Galgala ku dhex maray ciidanka Puntland & kuwa Sh. Atam.

Bossaso, Aug 08 - Gen. C/samad Cali Shire, M/weyne ku xigeenka Puntland oo ku sugan Balli Khadar ee kulaala buuraleyda Galgala ayaa sheegay in ciidan

Madaxweyne Gaas oo si Diiran loogu soo dhaweeyay degmada Qardho
Dhagayso Diyaaradaha Kenya oo Duqeyeeyay Ceel-waaq deegaanno hoos taga
Maraykanka oo Kenya ka Dalbaday Balaarinta Xerada Dhadhaab

Bossaso, Aug 08 – Gen. C/samad Cali Shire, M/weyne ku xigeenka Puntland oo ku sugan Balli Khadar ee kulaala buuraleyda Galgala ayaa sheegay in ciidanka Puntland ay guul gaareen. C/llahi A. Faarax, afhayeen u hadlay Sh. Atam ayaa isna sheegay in ay guul ka gaareen dagaalka. Gen. Shire waxaa uu sheegay in ay iyagu dagaalka qaadeen, kadib markii ay wadahadaladii dhicisoobeen. Gen. Shire waxaa uu sheegay in qorshaha dawlada Puntland uu yahay in ay soo afjaraan dagaalka 24-ka saac ee soo aadan.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: