HomeUncategorized

Dawlada Puntland oo magacawday guddi ka kooban 9 xubnood oo qaabilsan wacyigelinta bulshada.

Garowe, July 27 - Maxamed Faarax Ciise 'Gaashaan', wasiiru dawlaha maamul wanaaga Puntland oo saxaafada u waramay ayaa ka tafaasiil ka bixiyey kaa

DHAGEYSO: MAAN-HADAL oo looga dooday Arrimaha Xasaasiga ah ee Doorashada Soomaaliya
Dhagyaso Gaas: Dagaal Shabaab ma dhammaanin, dadka Puntland waa in ay feejignaadaan
M/weyne ku xigeenka Puntland oo baaq nabadeed u diray shacabka reer Puntland.

Garowe, July 27 – Maxamed Faarax Ciise ‘Gaashaan’, wasiiru dawlaha maamul wanaaga Puntland oo saxaafada u waramay ayaa ka tafaasiil ka bixiyey kaalinta guddiga ay dawladu magacawday, ee qaabilsan wacyigelinta bulshada. Md. Gaashaan waxaa uu sheegay guddigu in ay u kala baxeen gobollada dalka, ayna kala hadli doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada dagaalka aan xaqa ahayn ee lagu soo qaaday Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: