HomeUncategorized

“In marna la yiraahdo amniga waa in wax laga qabtaa, marna la yiraahdo tallaabo lama qaadi karo, socon mayso” nabadoon Khaliif Aw-Cali.

Garowe, July 25 - Nabadoon Khaliid Aw-Cali oo u hadlay madax dhaqameedka Puntland ee soo saaray go'aamada iyo talooyinka ayaa ugu baaqay dawlada & sh

Dawladda hoose ee Galkacyo oo wadda qorshe lagu dayactirayo laamiga dhex mara magaalada.
Islaan Bashiir ISlaan C/dulle oo maanta Gaalkacyo soo gaaray si weyna loo soo dheweeyay.
Garoowe oo si wayn loogu diyaar-garoobayo xuska sannad-guurada 13-aad ee 1-da Ogoosto.

Garowe, July 25 – Nabadoon Khaliid Aw-Cali oo u hadlay madax dhaqameedka Puntland ee soo saaray go’aamada iyo talooyinka ayaa ugu baaqay dawlada & shacabka Puntland in ay dhawraan Somalida barakacayaasha ah iyo ajaanibta qaxootiga ah ee ku nool Puntland. Nabadoon Khaliif Aw-Cali waxaa uu xusay in loo baahan yahay ugu baaqay shacabku in ka hadlay Wasaarada Qorshaynta ee Puntland oo bilawday qorshe lagu midaynayo hay’adaha samaflaka ee ka hawlgala Puntland …
– U diyaargarowga xuska aasaaskii Puntland oo ka socda gobollada Puntland …
– Golayaasha deegaanka ee degmooyinka Jariiban & Garacad oo dhismahoodu uu socdo …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: