Warbixn ku saabsan khasaaraha ka dhashay dagaal/duqayn xalay ka dhacay xaafadaha Waqooyiga Muqdisho.

Muqdisho, July 19 – Magaalada Muqdisho ayaa maanta deggan, walow khasaare xoogani uu ka dhacay dagaal xalay ku dhex maray xaafadaha waqooyiga Muqdisho xoogaga Al-shabaab & ciidanka dawlada federaalka ah.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com