HomeUncategorized

Lacagtii faalsada ahayd ee lagu qabtay madaarka Galkacyo oo la dhacay xalay.

Galkacyo, July 07 - War saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in xalay saqdii dhexe la dhacay lacag faalsa ah oo bishii Ju

DHAGAYSO: Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Kooshin
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.
Axmed Madobe oo Garowe wada-tashi u Imaanaya

Galkacyo, July 07 – War saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in xalay saqdii dhexe la dhacay lacag faalsa ah oo bishii June lagu qabtay madaarka Galkacyo. Sidoo kale Gudd. gobolka Mudug Axmed C. Salaad oo aan dhacdadaa wax ka weydiinay ayaa baaq u diray ganacsatada, Issimada & shacabka magaalada Galkcyo. Md. Salaad waxaa uu sheegay in qofkii qaata lacagtaas uu yahay dambiile, isaga oo sidoo kalena ku dhaliilay dawlada Puntland in aanay u maarayn lacagtaas sidii la rabay …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: