HomeUncategorized

Azhari, wasiirka Jaaliyadaha dawada federaalka ah oo aan ka waraysanay waayaha Somalida ku nool K/Afrika, Europe & W/America.

London, July 09 – C/llaahi Axmed Cabdille ‘Azhari’, wasiirka Jaaliyadaha Somaliya ayaan ka waraysanay waayaha Somalida ku nool qurbaha iy la-kulamadiisa Somalida ku nool wadamada uu booqday ee Europe & Waqooyiga America. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. http://daljir.com/

Wafti Issimo ah oo uu hogaaminayo Suldaan Siciid Garaase oo booqasho ku tagay Buuhoodle.
Maxamed C Carte oo kahadlay kamid noqoshadiisa barlamaanka Soomaaliya.
Baahin: Salaasa, Jan 17, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Xeebta Bossaso oo uu ku soo caariyey kalluun dhan 3 ton; Kalluumaysatada & agaasimaha wasaarada kalluumaysiga ayaan ka waraysanay; Aabe 5 curuur ah oo uu dhalay lagu dilay weeraradii diyaarada dagaalka ee Kenya ay ka fuliyeen Jilib; Aabaha C/llahi Macallim ayaan waraysanay; Xanibaad weli saaran suuqa Bakaaraha; Gudd. guddiga ganacsatada ayaan waraysanay.

London, July 09 – C/llaahi Axmed Cabdille ‘Azhari’, wasiirka Jaaliyadaha Somaliya ayaan ka waraysanay waayaha Somalida ku nool qurbaha iy la-kulamadiisa Somalida ku nool wadamada uu booqday ee Europe & Waqooyiga America.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: