HomeUncategorized

Gudd. gobolka Mudug oo ugu baaqay Somalida koonfurta gobolka Mudug in ay ku laabtaan deegaankoodii …

Galkacyo, June 02 – Axmed Cali Salaad, guddoomiyaha gobolka Mudug ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Galkacyo kaga hadlay fal dambiyeed koox shufto ahi ay xalay ku weerareen gaari ka soo kicitimay degmada Jariiban, kuna soo jeeday Galkacyo. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Baahin: Arabaca, Feb 08, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Ciidamada deegaanka Buuhoodle oo soo bandhigay gaadiid dagaal & maxaabiis ay ka qabsadeen Somaliland; M/weyne Axmed Karaash oo sheegay in dagaalku uu socon doono; M/weyne Faroole oo cambaareeyey weerarada Somaliland ee gobolka Cayn, dhaliilayna hogaanka maamulka Khaatumo; Is-horimaad khasaare gaystay oo ka dhacay xaafada Horumar ee magaalada Galkacyo.
Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Baaq u Jeediyay Beesha Caalamka
Dhagayso: Odoyaasha Dangoronyo oo dowladda ugu baaqay in aan la dadajin doorashada golaha deegaanka oo birri la filayo

Galkacyo, June 02 – Axmed Cali Salaad, guddoomiyaha gobolka Mudug ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Galkacyo kaga hadlay fal dambiyeed koox shufto ahi ay xalay ku weerareen gaari ka soo kicitimay degmada Jariiban, kuna soo jeeday Galkacyo.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: