HomeUncategorized

Marwo Caasha Geelle Diriye oo booqasho hawleed uga bilaabatay Washington D.C.

Washington, Nov 17 – Wasiirka horumarinta haweenka & arrimaha qoyska ee Puntland Mawro Caasha Geelle Diiriye ayaa 16-ka bishan booqasho uga bilaabatay Washington D.C. Wasiirka ayaa hore safaro hawleed ugu soo martay Boston MA, Seattle WA, St. Paul/Minneapolis MN. Wasiirka ayaa marti u ah Golaha Qurbajoogta Puntland, cutubkiisa D.C. Metro. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Qaxootiga xeryaha dhadhaab ee Kenya oo diidan in ay si iskood ah ugu noqdaan gudaha Soomaaliya
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Axad_31
Cudurka Ebola oo Mar kale lagu arkay Liberia

Washington, Nov 17 – Wasiirka horumarinta haweenka & arrimaha qoyska ee Puntland Mawro Caasha Geelle Diiriye ayaa 16-ka bishan booqasho uga bilaabatay Washington D.C. Wasiirka ayaa hore safaro hawleed ugu soo martay Boston MA, Seattle WA, St. Paul/Minneapolis MN.

Wasiirka ayaa marti u ah Golaha Qurbajoogta Puntland, cutubkiisa D.C. Metro.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: