HomeUncategorized

Marwo Caasha Geelle Diriye oo booqasho uga bilaabatay Boston, MA.

Boston, Nov 13 - Wasiirka horumairnta & arrimaha qoyska ee dawlada Puntland Mawro Caasha Geelle Diriye oo in dhawaale safar haleed ku joogtay Marayka

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Axad_21
Wasaaradda waxbarashada Puntland oo maanta kormeero ku sameysay dugsiyada waxbarasho ee ku yaala Garowe.
?M/weyne Faroole oo ka hadlay amniga & siyaasada Puntland, is-maandhaafka u dhexeeya Puntland & federaalka.

Boston, Nov 13 – Wasiirka horumairnta & arrimaha qoyska ee dawlada Puntland Mawro Caasha Geelle Diriye oo in dhawaale safar haleed ku joogtay Maraykanka ayaa 13-ka bishan booqasho uga bilaaban doonta magaalada Boston ee Massachusetts.

Wasiirka ayaa hore u booqatay St Paul/Minneapolis, Seattle, todobaadka dambena booqan doonta Washington D.C.

Safarka wasiirka ayaa la xiriira la kulanka qurbajoogta Puntland,

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: